Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka horumarinta iyo isku xirka Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shirka horumarinta iyo isku-xirka Afrika (Africa Now) ee ka socda magaalada Kampala ee dalka Uganda. Farmaajo ayaa sheegay in Somalia ay ka mid tahay dalalka ugu horeeya ee saxiixi doona heshiiska ganacsiga xorta ah ee Qaarada Afrika. Khudbadda madaxweyne Farmaajo ayaa ku saabsaneyd xaaladda Soomaaliya, wuxuuna … Continue reading Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka horumarinta iyo isku xirka Afrika (Sawirro)